"Hay‘adda Kaalmo oo Deeq Raashiin ah Gaarsiiyay Isbitaalka Dhimirka Xabeeb ee Magaalada Kismaayo."

Initiatives.

Blog Clasic

Iyadoo lagu guda jiro 10-ka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa Hay’adda Daryeelka bulshada ee Kaalmo waxay deeq raashin oo afurin ah gaarsiisay Isbitaalka Dhimirka Xabeeb ee magaalada Kismaayo, halkaas oo ay ku jiraan bukaano qaba xanuunka dhimirka ama maskaxda ah.

 

Deeqdan ayaa loogu talagalay taageeridda bukaannada iyo shaqaalaha xarunta inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, waxayna ka koobnayd raashinka noocyadiisa iyo qudaartii ay ku karsan lahaayeen.

Ugu dambeyn, deeqdan afurin ayaa noqotay mid farxad gelisay bukaannada iyo shaqaalaha xarunta, waxayna tusaale u tahay doorka ay Hay’adda Daryeelka bulshada ee Kaalmo ka qaadan karto daryeelka dadka u baahan taageerada gaarka ah.

 


Viewed : 00

00 Comments

Leave a Comment